Posts

Showing posts from 2021

Xulka Maamulka Tog-wajaale

#MAHADNAQ Waxay ahayd madal aad uqurxoon oo ay soo qaban qaabiyeen Qurbajoogta iyo Aqoonyahanka M.M.W islamarkaana ujeedadeedu ahayd dhiiri galin iyo sagoontin Xulka kubada cagta iyo orodka Maamulka Magaalada Tog-wajaale kana dhacday #Green_Plaza Hotel, Jigjiga, Habeenimadii xalay abaaro 7:30 PM. Ugu horayn waxa mahad iskaleh illaahii noo suuro galiyey qabsoomida Barnaamijkan, Marka labad, waxan umahadnaqaynaa, Ururka Qurbajoogta Wajaale guud ahaan oo kaalin laxaadleh ka qaatay qabsoomida casho sharaftan, gaar ahaana xubnaha hogaaminta Ururka oo uu ugu horeeyo Gudomiyuhu Marwo Muna Abdilahi (Muna Dhagawayne) iyo cupnetkeda, aqoonyahanka Wajale oo iyaguna qaban qaabada hawshan doormuhiima ka qaatay run ahaantiina suurogaliyey inay si quruxbadan uqabsoonto oo uu ugu horeeyo Aqoonyahan Muhyadin Omer (Muhyadin Ali Xaydh) ahaana daadiyaha geedisocodka Barnaamijka. Marka xigta, waxan iyana u Mahad celinayaa ciyaariyahanadii kala duwanaa ee sportiga iyo macalimiintoodii sidii ixtiraamka iyo